WASIIRKA OO SOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA SAFAARADDA DENMARK EE SOOMAALIYA
Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mohamed Hassan Ibrahim oo xarunta dhexe ee Wasaaradda kusoo dhaweeyay wafti sare oo ay hogaamineysey Ku-xigeenka Wakiilka…