WASIIRKA OO SOO XIREY TABABARKA SHAQAALAHA WAAXYAHA QORSHEYNTA HAY’ADAHA DAWLADDA
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa maanta soo xiray tababarka awood dhiska shaqaalaha waaxyaha Qorsheynta iyo Dabagallada ee Wasaaradaha Dowladda…