WASIIR KU XIGEENKA OO FURAY SHIR LOOGA HADLAYEY QORSHAHA HORMARINTA PUNTLAND
Wasiiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland Mohamed Hassan Ibrahim oo uu weheliyo Agaasime guud ee Wasaaradda Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa furay shir looga hadlayey xoojinta qorsheynta dhaqaale ee xogta ku saleysan, iyada oo…