Puntland Ministry of Planning

August 2, 2025

Puntland waxay ka mid tahay Soomaaliya oo ah dal ku dhawaad 35 sano aysan ka jirin dawladnimo hanaqaaday. Marka Waxaa muhiim in aynu wax ku dhisno waaqaca dhagan dhaqaale ee ka jira Soomaaliya. Waxaa lagu qiyaasaa Wax-soosaarka dhaqaalaha Soomaaliya ku dhawaad $12 bilyan oo Doolar, halka dhaqaalaha Puntland-na lagu qiyaaso $3 bilyan oo doolar, kaasoo dhaqaalaha guud ee dalka ka noqonaya 25%.”
Hon. Da’ud Mohamed Bisinle
Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland.

Share:

More Posts

Send Us A Message