Puntland Ministry of Planning

August 6, 2025

WASIIRKA OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY KHUBARADA DIYAARINTA QORSHAHA HORUMARINTA PUNTLAND

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mohamed Hassan Ibrahim ayaa maanta warbixin ka dhagaystay Khuburada loo xil saaray diyaarinta Qorshaha afaraad ee Horumarinta Dawladda Puntland (#PFDP⁴)

Wasiirka ayaa ku bogaadiyay khubarada sida ay usoo diyaariyeen qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay qorshaha horumarinta Puntland, dhanka kale wasiir kuxigeenka ayaa ku boorriyay inay si laba jibaaraan shaqada adag ee ay u hayaan bulshada iyo dawladda Puntland.

Share:

More Posts

Send Us A Message