AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA SARE EE IMC
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa shir gudoomiyay kulanka 3 bilood-laha ee guddiga sare Xarunta Maareynta Xogaha oo ka qabsoomey Wassaradda Qorsheynta.
Shirkaan oo saddexdii biloodba mar la qabto waxaa looga arrinsadada, xaaladaha, taagan, xogaha hore ee la hayay iyo caqabaha guud ee la xiriira maareynta xogaha khayraadka biyaha iyo dhulka Puntland.


