Puntland Ministry of Planning

October 1, 2025

NEWS

WASIIRKA OO KULAN LA QAATAY WAFTI KA SOCDA HAY’ADDA WFP SOMALIA

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Mohamed...

‎WASIIRKA OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DARDAR-GELINTA HAWLAHA SHAQO EE WASAARADDA

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mohamed...

‎WASIIRKA OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DIB-UEEGISTA MASHRUUCA HORUMARINTA IYO TAYEYNTA KALUUMEYSATADA DPL

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Mohamed...

WASIIRKA OO FUREY SHIRKA DAWLADDA PUNTLAND BANGIYADA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa furey shir u dhaxeeyay dawladda Puntland, Bangiga Adduunka iyo...

WASIIR KU XIGEENKA OO FURAY SHIR LOOGA HADLAYEY QORSHAHA HORMARINTA PUNTLAND

Wasiiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland Mohamed Hassan Ibrahim oo uu weheliyo Agaasime guud ee Wasaaradda Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah...

WASIIRKA OO SOO XIREY TABABARKA SHAQAALAHA WAAXYAHA QORSHEYNTA HAY’ADAHA DAWLADDA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah...

WASIIRKA OO SOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA SAFAARADDA DENMARK EE SOOMAALIYA

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mohamed...

Waxaa muhiim ah in la xuso dakhliga sannadkii u dambeyey DFS ay aheyd ku dhowaad 1 bilyan oo 70% ay ku deeqdey aduunyada, Puntland ay aheyd 120 milyan oo doolar, una dhiganta in ka yar 10% dakhliga...

Puntland waxay ka mid tahay Soomaaliya oo ah dal ku dhawaad 35 sano aysan ka jirin dawladnimo hanaqaaday. Marka Waxaa muhiim in aynu wax ku dhisno waaqaca dhagan dhaqaale ee ka jira Soomaaliya. Waxaa...