Puntland Ministry of Planning

October 4, 2025

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa furey shir u dhaxeeyay dawladda Puntland, Bangiga Adduunka iyo Bangiga horumarinta Jarmalka, kaaso looga hadlay dhaqaale Bangiga Jarmalku(KFW) ku darey mashruuca Barwaaqo ee ka socda Puntland.

Kulanka waxaa ka qaybgalay madaxda hay’adaha dawladda ee ka wada shaqeeya mashruuca Barwaaqo iyo Madaxtooyada dawladda Puntland.

Share:

More Posts

Send Us A Message