Puntland Ministry of Planning

October 4, 2025

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Mohamed Hassan Ibrahim iyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa kulan la qaatay wafti sare oo ka socda hay’adda WFP oo uu hoggaaminayo El Khidir Daloum madaxa hay’adda ee Soomaaliya.

‎Kulanka waxaa looga wada-hadlay arrimaha mudnaanta u leh dawladda Puntland, sida xoojinta wadashaynta labada dhinac iyo isla jaan-qaadka qorshayaasha dawladda ee horumarinta iyo kuwa hay’adda WFP Soomaaliya.

Share:

More Posts

Send Us A Message